Tuesday, October 15, 2019

Sports

"Madaxweyne Beeshadu Ma garxajis Bay Ka Baqaysa Mise Logo Kalaa Jirta Ilen Nacnacna Wuu hadlaye,Anagu Habarjeclo Ma Catawno"Caaqil Maxamed Cawl

0 Visits: 1479 | Thursday July 11, 2019 - 23:05:30
Hargaysa(Saylactoday)"Madaxweyne Beeshadu Ma garxajis Bay Ka Baqaysa Mise Logo Kalaa Jirta Ilen Nacnacna Wuu hadlaye,Anagu Ma Catawno,Waxaanan Leeyahay,Weli Curadiinaan Birtii Cadaw La taabsiine,Coomaadahaan Idinku Cunin Ceedhin Laba Wiig,Habar Awaleey Iska hadal looma Baahna "Caaqil Cawl

Read More »

"Rag Go'doon Ku Ah Guri Hoostii Hurdo Mooyee Hadal Uma Banaana " Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland

0 Visits: 68 | Saturday July 06, 2019 - 19:57:18
Hargaysa(Saylactoday)Villa muqdisho Rag Go'doon ku Ah oo guri hoostii talo kaga Ururtay hurdadooda mooyee hadal uma banaana

Read More »

Maayar Cidin oo Ka Fara Maroojiya Beesha bariga Saaxil Dhulka Halbowlaha Ah kana dhista fooqaq inta kalena ku Wareejiya beeshooda

0 Visits: 407 | Saturday July 06, 2019 - 18:49:48
Berbera (Saylactoday) Maayarka Degmada berbera Cabdishakuu r Maxamed Cidin Ayaa Tan iyo intii uu Xilka Qabtay Wuxuu Qorshaynayay Qaarkoodna Kuba Kacay Sidii

Read More »

Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa : Masuul Sanado Badan Shacabka Haraadku Laayay Been u Sheegaya

0 Visits: 199 | Thursday July 04, 2019 - 20:13:34
Hargaysa(Saylactoday):Iyadoo tan iyo marki uu Xilka Maareeyenimo la wareegay Maareeyaha Wakaalada Biyah Hargaysa Maxamed Daarood oo isagu Noqday Masuul ku Caan

Read More »

Sheekhii Yidhi Magta Dumarka Iyo ragu Waa Siman Yihiin oo Markhaati ku Furayay Coldoon Isagoo ka Socda Dugsiga Abaarso

0 Visits: 143 | Tuesday June 25, 2019 - 20:28:03
Abbaaro 8:30 ayaan soo gaadhay Maxkamadda gobolka Maroodijeex oo saaka lagu dhagaysanayay dacwadda Cabdimaalik Sh. Muuse Coldoon,guud ahaan waxa aad

Read More »

Mashruucii Biyo balaadhinta ee Hargeysa oo fashilmay, iyo Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa oo Dhumaalaysanaya.

0 Visits: 195 | Thursday June 20, 2019 - 19:34:06
Hargaysa(Saylactoday) Mashruucii biyo balaadhinta ee caasimada Hargeysa ayaa ku dhow in uu fashilmo, ka dib markii ay istaagtay shaqadii ka socotay gudaha caasimadu,

Read More »

Dr. Xergeeye oo Ka indho-qarsaday xuquuqda shaqaalle u Soo dhabar adaygay Qaranka oo uu Xaqoodii KU raalli geliyey Cid uu Soo xushay

0 Visits: 111 | Sunday June 16, 2019 - 11:09:52
Hargaysa (SYL ) – Waa musuqmaasuqii abid ka dhaca Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka, taas oo uu geystay agaasimaha guud ee

Read More »

Miyey Ka Dhigan Tahay Inuu Old Trafford Kusoo Jeedo? Jawaabtii Uu Kalidou Koulibaly Siiyay Paul Pogba Oo Dab Kusii Shiday Wararka La Xiriirinaya Man United.

0 Visits: 40 | Thursday June 13, 2019 - 06:45:04
Miyey Ka Dhigan Tahay Inuu Old Trafford Kusoo Jeedo? Jawaabtii Uu Kalidou Koulibaly Siiyay Paul Pogba Oo Dab Kusii Shiday Wararka La Xiriirinaya Man United.

Read More »

Andres Ineista: Barcelona Way U Qalantaa Ku Guulaysiga Champions League 3-dan Koox Ayaana Kula Tartamaya Sanadkan.

0 Visits: 36 | Thursday June 13, 2019 - 06:31:53
MIYEY U QALANTAA BARCELONI KOOBKA CHAMPION LEAGUE? HALYEYGII KOOXDAASI EE ANDRES INIESTAAYAA KA JAWAABAYA Barcelona

Read More »

Manchester City vs. Liverpool: Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Hogaamiyayaasha & Difaacdayaasha Premier League

0 Visits: 37 | Thursday June 13, 2019 - 06:02:47
Shax isku dhaf ah oo laga sameeyey kooxaha mancity vs liverpool ka hor kulankooda Manchester.

Read More »

Rasmi:Christian Pulisic ayaa ugu biiray Chelsea lacag gaareysa 57.6 milyan ginni oo uu kaga yimid Borussia Dortmund

0 Visits: 35 | Thursday June 13, 2019 - 05:41:11
London Christian Pulisic ayaa ku biiray Chelsea isagoo kasoo dhaqaaqay Borussia Dortmund £ 57.6milyan laakiin waxaa uu si dhaqso ah amaah ugu soo laabanaya kooxda Jarmalka inta ka dhiman xilli ciyaareedkii 2018/19.

Read More »

6-Qorsho oo uu Guardiola doonayo inuu uga Taqaluso Liverpool kulanka CAAWA oo la Ogaaday

0 Visits: 39 | Thursday June 13, 2019 - 05:23:34
Manchester City ayaa Caawa Etihad Stadium ku marti qaadeysa hogaamiyayaasha Premier League ee Liverpool kulan ku xiran rajada horyalka ee wiilasha Pep Guardiola.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc