Saturday, December 14, 2019

Dablay Hubaysan oo Loo Malaynayo inay Taabacsan Tahay Jabhada Caare oo weerar Ku qaaday Saldhiga Dhexe ee Ceerigaabo

0
Monday December 02, 2019 - 01:48:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 375
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dablay Hubaysan oo Loo Malaynayo inay Taabacsan Tahay Jabhada Caare oo weerar Ku qaaday Saldhiga Dhexe ee Ceerigaabo

    Dablay Hubaysan oo Taabacsan Jabhada Caare Hogaamiyo oo weerar Ku qaaday Saldhiga Dhexe ee Ceerigaabo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dablay Hubaysan oo Taabacsan Jabhada Caare Hogaamiyo oo weerar Ku qaaday Saldhiga Dhexe ee Ceerigaabo
Rasaas Culus oo Ka dhacaysa Qoryaha Gaadiidka La Saaro ayaa Ka Dhacaysa Gudaha Magaalada Ceerigaabo.

Xerada Ciidanka Milatariga Guutada 99 aad ee Aagaasi ay ku leeyihiin Ciidamada Somaliland ayay Wararku sheegayaan in La Weeraray Lamana Garanayo Kooxda Rasaasta Ridaysa.

Wararka aya intaa ku Daraya In Qoriga Culus ee loo Yaqaano Suuga Laga Maqlaayo Aaga Rasaastu Ka socoto.


Ciidamada Milatariga ayaa Difaac Galay Xiligan Rasaastu dhacayso Wixii war ah ee kasoo Kordhana waan idinla socodsiin doona.

Ilaa Hada Ma Jirto Khasaare Laga war Hayaa Maadaama ay Kedis u bilaabantay waxaana warar kale sheegayaan in Dablay Daabacsan Jabhada uu Hogaamiyo Caare ay weerar ku qaaday Saldhiga dhexe ee Magaalada Ceerigaabo iyo Qaybta Booliska ee Gobolka Sanaag.

Dhinaca Kale waxaa wararku intaa ku Darayaan in Hubka Lagu weeraray Ahaa Baasuukaha Tuurta lagu qaato 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc