Saturday, December 14, 2019

Xisbiga Waddani Oo Waagu Ku Baryay iyo Xubno Miisaan Leh oo Maalmaha soo socda Ka Hayaami Doona + Waa Imisa Xubnood ? HOOS KA EEG

0
Sunday December 01, 2019 - 02:39:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Waddani Oo Waagu Ku Baryay iyo Xubno Miisaan Leh oo Maalmaha soo socda Ka Hayaami Doona + Waa Imisa Xubnood ? HOOS KA EEG

    Xisbiga Waddani Oo Waagu Ku Baryay iyo Xubno Miisaan Leh oo Maalmaha soo socda Ka Hayaami Doona + Waa Imisa Xubnood ? HOOS KA EEG

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Waddani Oo Waagu Ku Baryay iyo Xubno Miisaan Leh oo Maalmaha soo socda Ka Hayaami Doona + Waa Imisa Xubnood ? HOOS KA EEG

Xisbiga Mucaaridka Ah ee waddani ayaa Mudooyinkii u Danbeeyey Waagu Ku Baryay Kadib Markii Dhacdooyin is Daba Jooga Ay kala Kulmeen xukuumada Xisbiga dhigeeda ah ee Kulmiye.

Waddani ayaa Ku baaqay Mudaharaad Balse waxa uu Noqday Hal bacaad lagu lisay Tiiyoo sababtay in Xabsiga La dhigo xubno Muhiim ah sida Xoghayahii Guud ee Xisbiga Iyo Afhayeenkii xisbigaasi .


Dhacdooyinka ayaa ka biloowday Diidmada Xubin komishan oo lagu Magcaabo Riyaraac Balse waxay Furtay In Qaylo Yar ka dib Golaha wakiiladu ansixiyaan Indhaha Waddani oo Eegaya isla sidoo Kalena Mar kale ayaa Madaxweynaha Hortiisa lagu dhaariyay 6 xubnood oo ay ka maqan tahay xubintii Waddani.

Xisbiga oo Hadal uun Hayay isla markaana Caadifad ku dhaqmaayay waxaa Maanta Loo soo Afjaray inay Rajo ugu laaban tahay Komishanka waxaana Halkaas lagu doortay Gudoomiyaha Komishanka Cabdirashiid riyaraac oo ah xubintii Xisbigaasi Ka qayliyay Tanina Waxay u Quus goyn doontaa Xisbiga Ugu tunka weyn Mucaaridka somaliland 

Hadaba warar Lagu kalsoon yahay oo ay helayso shabakada wararka Saylactoday ayaa Xaqiijinaya in xubno kala duwani Bustahooda Ka qaadaan doonaan Xisbiga waddani kuwaasi oo ay ugu Tun weyn yihiin Muniir A Cigaal ,Cabdiqaadir jirde iyo Maxamed Biixi Yoonis 

Siyaasi Muniir Axmed Cigaal Oo Ayaamaha Soo Socda Maca-Salaamayn Doona Xisbigii Uu mudada Dheer Ka Tirsanaa Ee Wadani 

Muniir Ayaa Sanadihii U Danbeeyey Tacab Turuq Iyo Taageeraba La Garabtaagnaa Xisbiga Wadani 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc