Saturday, December 14, 2019

" Afduubka loo Maleegayo Hogaaminta Haybta Harti " W Q Timir Shire

0
Saturday November 30, 2019 - 05:21:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 110
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Afduubka loo Maleegayo Hogaaminta Haybta Harti " W Q Timir Shire

    " Afduubka loo Maleegayo Hogaaminta Haybta Harti " W Q Timir Shire

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

" Afduubka loo Maleegayo Hogaaminta Haybta Harti " W Q Timir Shire
" Afduubka loo Maleegayo Hogaaminta Haybta Harti " W Q Timir Shire



Sida aynu wada og soonahay ama ay tibaaxayan wararka hoose waxa inagu maqaalo ah in musharaxa madaxweyne ee xisbiga kulmiye loo duwi doono haybta harti ee dagta somaaliland waxan raba marka inan iftiimiyo labo qodob aan maanta ka hadlayo 
Sida aynu wada ogsoonahay in aynu kamuuqano hogaamada sare ee somaliland waa mid laysla ogol yahay dhaman bulshada somaliland waa na mid loo bahanyahay in markeena aynu hogamino somaliland golahana nimaadno hadaba sida kaaga muuqata Ujeedka hadalkayga oo ah (Afduubki loo malegayey hogaaminta habta harti ) sida aynu wada ogsoonahay somaliland waa mid ku dhisan habka axsaabtabadan ee dimuquraadiyada hadana hoos ka huwan haybta reered aan inyar dib kuu milicsiiye xisbigan hada larabo in hogaanka laynasiiyo sidee ayay ku imaan jireen musharax madaxweyne sidee ahayd 
1 waa laysla qadan jiray cida ama haybta lasiinayo 
2 yaa keeni jiray cida la cimaamadayo 
Waa halkaas halka ubaahan la fa gurka iyo katashiga ayaaha umada si aan loo noqon cid cidi keentay hogaanka masraxa inaga yimadana uusan noqon mid aynu cid ku eedayno inaku bari balse bulshada kalena inaka ina eedayso halka aynu doo nayna waa murayada somaliland maha hadhow mid laga maqlayo cidkala dabada ka riixaysay waana ta hadhow laga dhex eegayo sida sharcigu ahaana ay ahayd hogaanka la keena waa mid uu soo gudbisto haybta la siiya hadaba 
Waxa inala gudboon in aynu inagu iska dhex doorano wa hadiiba laynoo gartaye hogaamiyaha inamatalaya sidii hadaba ka hor loo kenay labadii musharax ee ka horeeyay kan haatan la sugayo
 akhriste waxaad is weydiinaysa waa kuma cida dabada laga riixayo ee ubaahan in laga tashado si aan golaha ceebi inooga raacin sida aynu la socono hada waxa miiska saran wasiir #Saleebaan oo aynu ogsoonahay in aanu matali karin haybta uu yahay iyo hogaamiye somaliland midnaba taas oo aynu ogsoonahay marka la eego sifooyinka hogaamiyadeed ee sadexda heer mara oo kala saraysa mayahay mid leh midka mida sadexda meere uu marayo hogaamiye waa maya 
aan ku bayaanshe waxayabaha tagan ama loo ga bartay ee uu ku sifoobay 
1:Hada manta waxa uu kusuganyahay lascaanod wad ogsoontahay waxa caawa ka tagan naca xasaradaha cunfiga ka dhexeeya jifidiisa dhulbahante oo maanta uu la joogo waxa uu kala dilaya dhaman cidkasta isagagoo kula xigsanaya hayb hoose taas uu isagu keenayo ama uu yahayba mashinka hawsha wada aan kubayahnsho maxaa sababa markasta uu yimaado laascanood xasaradaha hadaanu isagu ku ma caashin
2:muxu ku soo celiyay bulshada uumanta la joogo ee uu doonayo in loo afduubo aragtidooda masiiriga ah iyo hogaamiyadeed 
3:mayahay mid ay ku kal sonaan karto balan qaad danbe uu sameeya bulshadu 


Lasoco wali qaybaha ha dhay  ee hogaamintii la af duubay 
Waa qormooyin isdabayaal


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc