Saturday, December 14, 2019

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada Oo Gabiley Kala Qayb Galay Munaasibad loo qabtay Ardayda Dugsiyada Gaarka ah

0
Thursday November 28, 2019 - 22:26:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 57
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada Oo Gabiley Kala Qayb Galay Munaasibad loo qabtay Ardayda Dugsiyada Gaarka ah

    Gabiley, Nov-28-2019-(Saylactoday)-Wasiir kuxigeenka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Md.Axmed Xasan Nuur oo ay wehelinayeen agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada Md.Axmed Abokor

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabiley, Nov-28-2019-(Saylactoday)-Wasiir kuxigeenka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Md.Axmed Xasan Nuur oo ay wehelinayeen agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada Md.Axmed Abokor

Gabiley, Nov-28-2019-(Saylactoday)-Wasiir kuxigeenka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Md.Axmed Xasan Nuur oo ay wehelinayeen agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada Md.Axmed Abokor Maxamed iyo qaar ka mid ah madaxda wasaaradda WW&S ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo loo qabtay dugsiyada gaarka ah ee gobolka Gabiley oo dhammaantood qaatay ruqsada sannadlaha ah ee dugsiyada gaarka ah.

munaasibadan oo lagu qabtay xafiiska badhasaabka gobolka Gabiley ayaa sidoo kale, waxa ka soo qaybgalay badhasaab kuxigeenka G/gabiley Md.Cali Cabdi Cabdilaahi, maayarka magaalada Gabiley Md.Maxamed-amiin Cumar Cabdi iyo maamulayaasha dugsiyada gaarka ah ee maanta la guddoonsiinayey ruqsada sannadlaha ah ee dugsiyada gaarka ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc