Saturday, December 14, 2019

"Waxaannu Ka Hortagnay Qorshe Soomaalida oo Dhan Itoobiya lagu Hoos-geynayo." Gudoomiyaha Xisbiga Ucid

0
Thursday November 28, 2019 - 21:16:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 110
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxaannu Ka Hortagnay Qorshe Soomaalida oo Dhan Itoobiya lagu Hoos-geynayo." Gudoomiyaha Xisbiga Ucid

    "Waxaannu Ka Hortagnay Qorshe Soomaalida oo Dhan Itoobiya lagu Hoos-geynayo." Gudoomiyaha Xisbiga Ucid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaannu Ka Hortagnay Qorshe Soomaalida oo Dhan Itoobiya lagu Hoos-geynayo." Gudoomiyaha Xisbiga Ucid
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen oo gallabta dalka dib ugu soo laabtay ayaa yidhi,

"Waxaannu Ka Hortagnay Qorshe Soomaalida oo Dhan Itoobiya lagu Hoos-geynayo."

"Bisha December wixii ka danbeeya haddii aan maayero laysla ogol yahay la samaynin waxannu kasoo saarraynaa innaan cashuur la bixin, waxa cashuur loo bixiyaa ma jirto waa yaq yaqsi, maxaa laggu qabtaa cashuurta lagga qaado islaanta miskiinta ah ee subax walba la dul taagan yahay,


Saddexda Golleba waxay ku fadhiyaan sharci darro, January hadday ka bixi waayaan waxaannu kicinaynaa siddii ciraaq iyo lubnaan ka dhacday waddooyinka ayaannu istaagaynaa,  saddexdaba waannu is dhaafinaynaa" balanteenu  waa "#Miidaan_Al_Taxriir"


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc