Saturday, December 14, 2019

Waa Maxay Sababta Siyaasiyiintii Beesha Ciise Muuse Ugu Tunka Weynaa Xisbiga Waddani U Qaxeen.

0
Wednesday November 27, 2019 - 23:37:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 732
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Maxay Sababta Siyaasiyiintii Beesha Ciise Muuse Ugu Tunka Weynaa Xisbiga Waddani U Qaxeen.

    Waa Maxay Sababta Siyaasiyiintii Beesha Ciise Muuse Ugu Tunka Weynaa Xisbiga Waddani U Qaxeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Maxay Sababta Siyaasiyiintii Beesha Ciise Muuse Ugu Tunka Weynaa Xisbiga Waddani U Qaxeen.

Waa Maxay Sababta Siyaasiyiintii Beesha Ciise Muuse Ugu Tunka Weynaa Xisbiga Waddani U Qaxeen.

 

Bishan Gudaheeda Xisbiga Wadani Waxaa iska Calisay 7 Xubnood Oo Xilal Sare Ka Hayey Xisbiga Oo Dhamaantood Kasoo jeeda Gobolka Saaxil Waa Maxay Sababtu ?

Ku xigeenka Wacyigelinta Xisbiga Waddani

Cali Axmed Kooshin .

Xoghayaha Arimaha Dibada Waddani

Faadumo Siciid Ibraahim

 

Xoghayaha Duulista iyo Hawada ee Waddani

Nuuradiin Diini

 

Xoghayaha Caafimaadka

Saado jaamac

Bulshaawi oo ahaa Kuxigeenka Dhalinyarada Xisbiga Waddani

Gudoomiyaha dhalinyarada Xisbiga Waddani ee Gobolka Saaxil

Maxamed Jaamac.



"Masuul Halbeeg u Ahaan jirey Mucaaridada Xisbiga Wadani Oo goor dhaweyd Xilkii Iska Casiley.


Xoghaye Kuxigeenka Abaabulka Iyo Wacyigalinta Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Md Cali Axmed Kooshin Oo goordhaweyd Si Rasmi ah ugu dhawaaqay inuu Iska Casilay Xilkii iyo Xubinnimadii Xisbigaasi uu ka Hayey, Isagoo soo faqay Siro badan oo uu ku Sababaynayo Geediga Uu kaga Hayaamay Xisbigaasi, sidoo kalena Farta ku fiiqay Halka uu Geedigiisa Siyaasadeed uu ku Furidoono.


"Siyaasadii Xisbiga Wadani Way Shaashowday, Abtigay Cirona Waxaan leeyahay Iska Naso"


Muxuu ka yidhi Gabaygii Gurac Ee uu hore u tiriyey Madaxweynaha Somaliland 


"Istaaqfurulaa Aqalkaan galay iyo Odayadaan Caayey





Fikirkaagu Waa Muhiim !!



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc