Saturday, December 14, 2019

Ilwaad Elman Oo Lagu Toogtay Muqdisho Iyo Cida Ka Danbaysay Khaarajinteeda

0
Wednesday November 20, 2019 - 17:44:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 16
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ilwaad Elman Oo Lagu Toogtay Muqdisho Iyo Cida Ka Danbaysay Khaarajinteeda

    Ilwaad Elman Oo Lagu Toogtay Muqdisho Iyo Cida Ka Danbaysay Khaarajinteeda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilwaad Elman Oo Lagu Toogtay Muqdisho Iyo Cida Ka Danbaysay Khaarajinteeda
Waxaa goor dhaw lagu dilay meel aan ka fogeyn xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho Almas Elman oo ay walaalo yihiin gabadha u sharaxan biladda Nobel  Elwad Elman

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya sida uu dilkeeda u dhcay, hasse ahaatee waxaa la ogyahay ilaa iyo hadda in ay ku dhacday xabad ugu soo gashay gaari ay la soctay, islamarkaana ay u geeriyootay dhaawac soo gaaray.
Xerada Xalane ee Muqdisho ayaa ah goob ammaankeeda aad u adag yahay,isla markaana ay ku yaallaan safaarado sidoo kalena ay degan yihiin Ajaanib farabadan.


Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay hay'adda Amaanka oo la xiriira dilka Almas Elman oo mar soo noqotay xoghayaha joogtada ah ee Safaaradda Soomaaliya ku leedahay dalka Kenya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc