Tuesday, November 19, 2019

GUDOOMIYAHA BAANKA JSL OO XADHIGA KA JARAY DIB U HABAYN LAGU SAMEEYAY BAANKA DHEXE EE GOBOLKA GABILEY.

0
Monday November 04, 2019 - 01:17:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 44
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GUDOOMIYAHA BAANKA JSL OO XADHIGA KA JARAY DIB U HABAYN LAGU SAMEEYAY BAANKA DHEXE EE GOBOLKA GABILEY.

    GABILEY(Saylactoday)- Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland oo uu weheliyo Agaasimaha Baanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

GABILEY(Saylactoday)- Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland oo uu weheliyo Agaasimaha Baanka

GABILEY(Saylactoday)- Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland oo uu weheliyo Agaasimaha Baanka ayaa Xadhiga ka jaray Baanka dhexe ee magaalada gabiley oo dib uhabayn lagu sameeyay.

 

Waxaana munaasibada xadhiga lagaga jaray goob jog ahaa maamulka gobolka gabiley

Baanka dhexe ee magaalada gabiley oo ah baankii ugu horeeyay ee Somaliland laga hirgaliya.

Ugu Horay waxaa munaasibada xadhig ka jarista ah ka hadlay maamulaha baanka dhexe ee gabiley Maxamed Jaamac Nuur oo ka warbixiyay shaqada baanka iyo doorka ay maamulka gabiley ka qaateen Dib uhabayntan lagu sameeyay baanka iyo waxyaabaha u qabsoomay mudadii uu joogay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;



" frameborder="0" allowfullscreen>



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc