Tuesday, October 15, 2019

Maareeyihii Dekeda Jabuuti oo ay Walaalo Ahaayeen Madaxweynaha Jabuuti Ayaa Geeriyooday

0
Tuesday October 08, 2019 - 02:00:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyihii Dekeda Jabuuti oo ay Walaalo Ahaayeen Madaxweynaha Jabuuti Ayaa Geeriyooday

    Maareeyihii Dekeda Jabuuti oo ay Walaalo Ahaayeen Madaxweynaha Jabuuti Ayaa Geeriyooday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyihii Dekeda Jabuuti oo ay Walaalo Ahaayeen Madaxweynaha Jabuuti Ayaa Geeriyooday
Tacsi Tiiraanyo leh

Maamulka, Masuuliyiinta, Weriyeyaasha, Farsama-yaqaannada, Hawl-wadeennada iyo guud ahaanba Bahda Mareegta Saylactoday waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Madaxweynaha Jamhuuriyada  Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, Ehelka, Qaraabada, Asxaabta, Dowladda iyo guud ahaan Shacabka Jabuuti oo ay ka tacsiyadaynayaan Allaah ha u naxariistee geerida ku timi Maareeyihii guud ee Dekedaha Jabuuti Marxuum Sacad Cumar Geelle oo ahaa Madaxweynaha Walaalkii, gelinkii dambe ee Isniintana ku geeriyooday Cusbitaal ku yaalla magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska,



 waxay Marxuumka Allaah uga baryayaan inuu Naxariistiisa Janno ka waraabiyo, Samir iyo iimaan Saadiq ahna ka siiyo, Qoyska, Ehelada, Qaraabada, Asxaabta, Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti. Aammiin… Aammiin…. Aammiin.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc