Tuesday, October 15, 2019

Deg-Deg: Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Xabsiga Ku Riday Agaasimihii Telefishanka Universal Ee Hargaysa

0
Monday October 07, 2019 - 22:20:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 225
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg-Deg: Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Xabsiga Ku Riday Agaasimihii Telefishanka Universal Ee Hargaysa

    Deg-Deg: Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Xabsiga Ku Riday Agaasimihii Telefishanka Universal Ee Hargaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg-Deg: Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Xabsiga Ku Riday Agaasimihii Telefishanka Universal Ee Hargaysa Deg-Deg: Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Xabsiga Ku Riday Agaasimihii Telefishanka Universal Ee Hargaysa

Maxamed Caabdi Digaale ayaa Ciidamadu ka xidheen Gudaha Magaalada Hargaysa gaar ahaana Hotel Mansoor.

Arintan ayaa Ka danbaysay kadib markii saaka Wasiirka warfaafinta somaliland uu iskugu yeedhay Mulkiilayaasha Telefishanada Laga leeyahay dalka iyo kuwa Qalaad

Yeedhista amarkaasi ayaa lagu sheegay in laga doonayo sidii ay ugu hogaansami lahayeen sharciga dalka.

Kulanka ayaa dib u dhac ku yimi waxaana dib markale loo balamay isniinta soo socota


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc