Tuesday, October 15, 2019

Masuuliyiintii Dhulka U Qaabilsanaa Dawlada Hoose Hargaysa Oo Xabsiga Lagu Guray,Qaar Baxsaday Oo Boolisku Baadigoobayaan Iyo Kiiska Lagu Haysto

0
Saturday October 05, 2019 - 23:08:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 688
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuuliyiintii Dhulka U Qaabilsanaa Dawlada Hoose Hargaysa Oo Xabsiga Lagu Guray,Qaar Baxsaday Oo Boolisku Baadigoobayaan Iyo Kiiska Lagu Haysto

    Hargaysa (Saylactoday) Warar Xogogaal Ah Oo Ay Heshay Mareegta Saylactoday Ayaa Xaqiijiyay In Musuqmaasuq Iyo Wax Isbada Marin Loo Qabqabtay Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiintii Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Falal Ka Baxsan Habka Maamulka Ku Kacay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (Saylactoday) Warar Xogogaal Ah Oo Ay Heshay Mareegta Saylactoday Ayaa Xaqiijiyay In Musuqmaasuq Iyo Wax Isbada Marin Loo Qabqabtay Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiintii Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Falal Ka Baxsan Habka Maamulka Ku Kacay.






Hargaysa (Saylactoday) Warar Xogogaal Ah Oo Ay Heshay Mareegta Saylactoday Ayaa Xaqiijiyay In Musuqmaasuq Iyo Wax Isbada Marin Loo Qabqabtay Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiintii Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Falal Ka Baxsan Habka Maamulka Ku Kacay.

Xubnahan Jeelka Lagu Guray Ayaa La Sheegay In Ay Is Daba Mariyeen Waraaqo Dhuleed Iyo Sharciyo Dad Leeyihiin Oo Ay U Samaysteen Foojari Iyaga Oo Kii Saxda Ah Ka Daba Abuuray Mid Kale Oo Aan Jirin

 

Hadaba Waxaa Laba Habeen Ka Hor Guryahooda Lagala Baxay Agaasimihii Waaxda Dhulka Dawlada Hoose Iyo Madaxii Qaybta Maamulka Dhulka Eng Cabdisalan Gacan Jilib Iyo Eng Mohamed Xariir Halka U Booliska Ka Baxsadey Eng Khaliid Sh Abiib Oo Ahaa Isaguna Madaxa Fidinta Mapka Caasimada Hargaysa

Masuuliyintan Ayaa La Sheegey In Ay Sameeyn Faylalka Dhulka Oo Foojari Ah Iyago Faylal Cusub U Sameyey Guryo Qadiimi Oo Sharci Hore Lahaa Kuna Yaala Degmada 26juun

Dhinaca Kale Waxa Iyaguna Xarunta Baadhista Danbiyada Ku Xidhan Qaar Ka Mida Masuliyiintii Dagmada 26 Juun

Ugu Danbayn Faylkan Foojariga Ah Oo Lagu Qabtey Xarunta Dawlada Hoose Ee Hargeisa Isaga Oo Aan Dhamaan Ayaa Wax Ku Lug Lahaa Dhamaan Masuuliyinta La Xidhey Iyo Kuwa Kale Oo Lagu Daba Joogo



 

Sawirkan Sare Ka Koodhka Suudhka Xidhan Waa Khaliid Sh Abiib Waa Masuulka Baxsadka Ku Maqan.


Ka Laskodhada Xidhan Ee Dhexda KU Jira Cabdisalan Gacanjilib


Kan Koofiyada Xidhan Eng Maxamed Xariir


Kan Murayada Xidhana Waa Khaliid Sheikh Abiib

Eng Khaliid Sh Abiib Oo Ahaa Gacanta Midig Ee Duqa Caasimada Ayaa Baxsad Ku Maqan Iyadoo Ciidanka Booliska Somaliland Ku Raad Joogan

Masuulkan O La Sheegey Inuu Yahay Xudunta Falkan Foojariga Ee Xadhkaha Goostey Ee Hadheeyey Dawlada Hoose Ee Hargeisa

Maaha Markii Ugu Horeysay Ee Musuq Maasuq Noocan Oo Kale Ahi Ka Aloosmo Gudaha Dawlada Hoose Ee Hargaysa Intii Soltelco Duqa Caasimada Ahaa Balse Waa Kii Ugu Horeeyey Ee Dad Loo Xidho Isla Markaana Dibada Usoo Shaac Baxa

 

Wixii Warar Ah Ee Kasoo Kordha Kala Soco Saylactoday



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc