Tuesday, October 15, 2019

" Buurmadoow Maaha Boqor Faysalna anaa suldaankiisa ah Xaalna Kama Bixin Karo ,Madaxweynaha Jabuutina Hadalkuu ku yidhi wuu Ku saxsanaa " Sul Maxamed Sul Cabdiqaadir

0
Friday October 04, 2019 - 01:18:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 578
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Buurmadoow Maaha Boqor Faysalna anaa suldaankiisa ah Xaalna Kama Bixin Karo ,Madaxweynaha Jabuutina Hadalkuu ku yidhi wuu Ku saxsanaa " Sul Maxamed Sul Cabdiqaadir

    " Buurmadoow Maaha Boqor Faysalna anaa suldaankiisa ah Xaalna Kama Bixin Karo ,Madaxweynaha Jabuutina Hadalkuu ku yidhi wuu Ku saxsanaa " Sul Maxamed Sul Cabdiqaadir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

" Buurmadoow Maaha Boqor Faysalna anaa suldaankiisa ah Xaalna Kama Bixin Karo ,Madaxweynaha Jabuutina Hadalkuu ku yidhi wuu Ku saxsanaa " Sul Maxamed Sul Cabdiqaadir
Suldaanka Guud ee Somaliland oo Arin Meel ka dhacay Ku Tilmaamay Xaal uu Boqor Buur-Madoow Madaxweynaha Jabuuti Ka Siiyey Hadalkii Guddo. Faysal

"Boqor Buur-Madoow Anigu Boqor Anigu Boqor uma  Aqaano' Raaligelinta uu Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele udrayna ' waa arin Gefa oo aan meesha Qaban' Sababto ah Guddo. Faysal Cali Waraabe Aniga ayaa Suldaankiisa ah oo Ma arkin Qalad Xaal aan ka siiyo oo Madaxweynaha Jabuuti aan Raali gelin ka siiyo Adeer Faysalna arinta uu ka hadlay waa Ku saxsan yahay oo Shacabkiisa ayaa dareenka lala midaysan" 


Wax sidan ku sheegay waraysi uu Talafeeshinka  #SahanTv Hargeysa Caawa Ku siiyey 
Suld. Maxamed Suld.CabdiqaadiCabdiqaadir Suld. Cabdilaahi


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc