Tuesday, October 15, 2019

"Waxaan Madaxweynaha Somaliland ku Boggaadinaya Tacab badan oo u geliyey Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland, qalabeeyey u keenay Doonyo badan". Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi

0
Tuesday October 01, 2019 - 23:04:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 107
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxaan Madaxweynaha Somaliland ku Boggaadinaya Tacab badan oo u geliyey Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland, qalabeeyey u keenay Doonyo badan". Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi

    "Waxaan Madaxweynaha Somaliland ku Boggaadinaya Tacab badan oo u geliyey Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland, qalabeeyey u keenay Doonyo badan". Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaan Madaxweynaha Somaliland ku Boggaadinaya Tacab badan oo u geliyey Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland, qalabeeyey u keenay Doonyo badan". Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi
"Waxaan Madaxweynaha Somaliland ku Boggaadinaya Tacab badan oo u geliyey Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland, qalabeeyey u keenay Doonyo badan". Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi.

Berbera(Saylactoday)- Maareeyaha guud ee Dekedaha Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa ka hadlay muhiimada amni ee ay qaranka Somaliland ugu fadhiyaan Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland, waxanu sheegay inaanay la’aantood Badda Somaliland noqoteen amni, iyadoo ay baaxad weyn tahay. Maareeyaha ayaa hadalkan ka jeediyey Munaasibad balaadhan oo Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland ugu dabaal-daggeen 24 guuraadii kasoo wareegtay waqtigii la aas-aasay Ciidamadaas. Maareeye Siciid, waxa kaloo uu sheegay in Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi uu tacab badan geliyey dhismaha, tayeynta iyo qalabaynta Ciidanka Ilaalada Xeebaha, isagoo arrimaha ka hadlaya waxa uu yidhi.
"Deked ahaan wada-shaqayn buuxda ayaanu leenahay Ciidanka Ilaalada Bada Jamhuuriyadda Somaliland, sababtoo ah dhuunta wax inoo soo maraan waa kuwa ilaaliya, muhiimada ay leeyihiin halkaa ka garo. Badda Nimankaa ku jiraa sharaxaad inoogama baahna, balse waxan hambalyo u dirayaa Ciidanka Ilaalada iyo Xasaskooda, Waxanaan Leeyahay Hambalyo.


Waxaan Madaxweynaha Somaliland ku boggaadinaya tacab badan oo geliyey Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland, qalabeeyey u keenay Doonyo badan oo ay kusoo sugaan xaalada amni ee badeena, sidoo kale waxaan hambalyeynayaa Hayadaha kale, garab-taagan, waxa lama ilaawan ah, Taliyaha ilaalada Xeebaha Gaashanle Xiirane oo ahmiyad weyn siiyey ilaalinta Dekeda, taasoo habeen iyo maalin gaadh ay ka hayaan, Guulbaanan u rajaynayaa”. Ayuu yidhi Maareeyaha Dekeda Berbera.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc