Tuesday, October 15, 2019

" Tacsi Ku Socota Qoyska ,Qaraabada iyo Qarankii uu Ka Baxay Cabdi Xuseen Dheere " W Q Cali Duulduul

0
Tuesday September 03, 2019 - 22:57:29 in News in English by Super Admin
  • Visits: 161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Tacsi Ku Socota Qoyska ,Qaraabada iyo Qarankii uu Ka Baxay Cabdi Xuseen Dheere " W Q Cali Duulduul

    TACSI TACSI INAALILAAHI WAA INA ILEEYHI RAAJUCUUN " W Q Cali Duulduul

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TACSI TACSI INAALILAAHI WAA INA ILEEYHI RAAJUCUUN " W Q Cali Duulduul
TACSI TACSI INAALILAAHI WAA INA ILEEYHI RAAJUCUUN

Abwaan Cali Ismaaciil Carab waxaa uu Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Qoyskii ,Qaraabadii iyo Qaranka Somaliland ee uu Ka Baxay Marxuum Cabdi Xuseen Dheere oo ka Mid ahaa Masuuliyiinta Miisaanka leh ee Somaliland kana soo shaqeeyey Nabadayntii qaranka Iyo Yagleelka Jamhuuriyada Somaliland





waxaa maanta magalada hargeysa ku geeriyodey marxuun cabdi xuuseen siciid cabdi xuseen dheere oo ahaa raga ugu caan san ama ugu cus cuslaa dadlkan soomaalind gaar ahaan gobolka tog dheer allaa haw naxaristoe waxaa uu ahaa cabdi xuseen dheere odaayashii soo dhisay jamhuriyadan soomaalind iyo nabadayntii bulshada soomaalind waxaa uu ahaa cabdi xuseen ragii dhor iyo sideetanadkii ku biiray uurkii hubays naa ee snm isagoo ahaa ganac satadii ugu horeyey gobolka tog dheer taaso keentay inay dilku xukuntay xukumadii kacankii kadib markii lagu eedeyey inu xidhiidh dhow laleeyahay ururkii snm Allaa haw naxristoe waxuu ka bad baaday dilkas marxunku markuu ka war helay isagoo debeda jooga halka lagu fuliyey dilkii 42 qof oo lagu kharajiyey magalada burco sanadii 1984 hadaba waxaan illaahay uga baryaya inuu janooyinkisa ka rabiyo marxuunka eheladii asxaabti iyo umada slna samir iyo imaan ka siiyo aamii amiin


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc