Tuesday, October 15, 2019

Raaligelin-Warar Maregta Saylactoday ka faafisay Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle.

0
Saturday August 17, 2019 - 23:12:39 in News in English by Super Admin
  • Visits: 159
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raaligelin-Warar Maregta Saylactoday ka faafisay Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle.

    Hargaysa(Saylactoday) Maamulka Iyo Shaqaalaha Mareegta Wararka ee Saylactoday Waxaa ay Raaligelin Buuxda Siinayaan Xoghayaha Golaha Wakiilada cabdirisaaq

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(Saylactoday) Maamulka Iyo Shaqaalaha Mareegta Wararka ee Saylactoday Waxaa ay Raaligelin Buuxda Siinayaan Xoghayaha Golaha Wakiilada cabdirisaaq

Hargaysa(Saylactoday) Maamulka Iyo Shaqaalaha Mareegta Wararka ee Saylactoday Waxaa ay Raaligelin Buuxda Siinayaan Xoghayaha Golaha Wakiilada cabdirisaaq Siciid Ayaanle Oo Ay Ka Siinayaan Warar Laga baahiyay Kuwaasi oo Aanu u Aragnay Inay Si Qadaf Ah uga Baxeen Mareegta Isla markaana Aanu Garawsanay In Ay Mudan Tahay in masuulkaasi Qaranka U Adeegayay Ay Muhiim tahay in Arintaasi Laga Xaal Siiyo tiiyoo Loo Maraayo habkii Dhaqanka ee Soomaalida gaar ahaana u Dhexeeyay Bulshada Somaliland.

Hadaanu Nahay maamulka sare ee mareegta Saylactoday Waxaanu Leenahay Masuulkani Waanu u Gefnay Waxaana aanu Uga Cudur Daaraynaa Inaanu nahay Bini Aadam kuwaasi oo Khalad badan Sidaa Darteedna uu Nagu cafiyo Raaligelintaasna Naga Qaato.

Waxaanu Leenahay mar Labaad inaanay Dhici doonin Mar Kale In Dhacdo Noocan oo kale ah oo Lagula kaco Xoghayaha golahaasi Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Waana uga mahadnaqaynaa Inuu raaligelintaasi naga Aqbalo,

 

Aad baad U mahadsan Tihiin

 

Wabilaahi tawfiiq




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc